Shiikh C/llaahi Cali Aadan iyo xubno kale oo lagu laayey duqeyn ka dhacday degmada Jilib

Dauuuarado dagaal ayaa duqeymo waxay ka fuliyeen deegaano ka tirsan gobolka Jubbada Dhexe ee koonfurta Somalia. Duqeynta ayaa la sheegay inay ka dhacday degaanka Amreereey oo hoostaga degmada Jilib ee gobolka Jubbada dhexe. Saraakiil ka tirsan Milatariga Soomaaliya ayaa sheegay in duqeynta lala beegsaday  goob ay ku sugnaayeen  saraakiil  iyo dagaalamayaal  ka tirsan  Al-shabaab. Xubnaha  … Continue reading Shiikh C/llaahi Cali Aadan iyo xubno kale oo lagu laayey duqeyn ka dhacday degmada Jilib